Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho kula kulmay Mohamed Al-Hamadi

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam oo magaalada Muqdisho u yimid ka qeyb galka shirka golaha wadatashiga qaran ayaa kulamo la qaatay masuuliyiin kala duwan. Axmed Madoobe ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Danjire Mohammed Ahmed Othman Al-Hamadi, waxa uuna kala hadlay arrimo dhoor ah. Sida aan … Continue reading Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho kula kulmay Mohamed Al-Hamadi